in

Become Cool and Connect with your Past Love Reasons

**Title: 10 Sababaha Uu Jaceylkaagii Hore Ugu Soo Noqdo**

Are you curious about the reasons why your past love affair didn’t work out? Join us on this episode of “Wax Ka Barro Channel” as we explore the 10 reasons why your relationship might have failed.

From lack of communication to unrealistic expectations, each point will help you understand your past mistakes and prepare for a healthier, happier relationship in the future.

But that’s not all! We also share heartwarming love stories and teach you how to make time for your significant other. Join our community and subscribe to our channel for more relationship advice and inspiring stories of love.

**Links mentioned in the video:**
– [Get Your Free Relationship Guide](https://bit.ly/3z699O8)
– [Success Stories of Couples Who Overcame Adversity](https://bit.ly/3OFr9EO)
– [How to Be the Best Partner You Can Be](https://bit.ly/3cPsb3W)
– [Unlock the Secret to Lasting Love](https://bit.ly/3oyDYGi)

For more tips on how to improve your love life, contact us through WhatsApp at +252634033789.

**Keywords/Tags:**
– jaceylkaagii hore
– jaceylkaygii horaay
– sababaha uu jaceylkaagii hore
– kuugu soo noqdo
– jaceyl
– sheeko jaceyl
– qiso jaceyl ah
– arimaha jaceylka
– sida qof jaceyl loogu abuuro
– sida qof loo soo jiito
– soo jiidashada
– naf wax jecel
– wiil gabar
– wiil gabar jaceyl
– qiso jaceyl oo xanuun badan

*Transcript: N/A*

Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:

Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: https://bit.ly/3z699O8
Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: https://bit.ly/3OFr9EO
Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: https://bit.ly/3cPsb3W
Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: https://bit.ly/3oyDYGi

Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789Markoo

What do you think?

Written by Wax Ka Barro

41 Comments

Leave a Reply
  1. Aniga oo jecel ayuu iga tagay block ma saarin kaliya wn iskaga aamusay xidhiidh kale ayuuna sameeyay isaga oo hada xidhiidh leh hadana mar walba wuu ila so hadlaa mana aqaan sababta balse anigu mar walba si dagan ayaan ula hadlaa maxad iga tagtay iyo maxad san u samaysay midna ma idha haduu ila kaftamo wanla kaftamaa haduu sual I waydiiyo wan uga jawaba balse mar walba waxa uu isku dayaa inuu iso xasuusiiyo xasuusihii hore waxanan ugu jawaba hada muhiim inomo aha waxan kaso gudubnay inan dib ugu laabano mana aqan sababta uu isaga oo xidhiidh igu dul sameyay ila so xidhidho alhamdulilah hada wnka bogsaday xanuunkiisi isaga unbana iso xidhiidhiya 🙏

  2. Maya anigu jaceylkeygi hore iyada ayaa xumeysany waxna laga jogaa 2.4 walina jaclhy si ahaan wana jeclhy inan marka kasta inan garab taagnado lkin walina kuma fakarin inan ka aarsado markasta dhowr jeeroo hore wan la xirirey walina isma badlin marka aan xirirsho ma jeclha iney ila hadasho hasa yeshee anigu ma kama rabo faraxdeyda lkin waxan jeclhy iyadu iney markasta ii faraxdo nolol ficn ah igu nolato wey ficnan la heyd sida aan wax u ogahy iney wax u ogaatoh halku dhigii jaceylkeena oo ahaa (10/axd saras)ii nolow hadad aragto frinteyyda

  3. Will ayaaa ayn isla sheeekysan jirnay muddo sanad ah kudhow taasina sidaaan uwada soconay mrki dambe wn islaynay qalad ayuu igu sameeyey wn daaaayay hadana uuu igu sonoqday isla mrkaaana wxu iimodi jiray qof isaga kahoooseeeya mrki uu ibartyna inaaan kawanagsanahy ayuu ijeclaaaady hdana wxuu ku go,aan kugaadhay inuuu wxyaaalo fool xun igu sameeyo sida dad isqaba oookaliya video mrkn kwada hadlyno iska bixi dharka isna qaaawi waaa ina giii uuune Ana wnka xanaqy Arinkaaa isla markana waaan Block maan saxsanhy wyo wxn ahay gabdh uu ilaaahay siiiyay haybad wxsooojidasho ah taaana waxy sababty inlaynaco

  4. Qofkii qof uu jeclaa ay kala tageen oo hadana wali jaceyl uhaya xusuusana ay ku hayso oona garan la' sida uu u,ilaawi laha talaaboyinkan raac .

    1_ Aamin inad ilaawi kadho
    2_ delete garey sawiradiisa , numberkisa iyo wax walba oo aad ka hyso
    3_ jooji dhagaysiga heesaha siiba kuwa jaceylka ah
    4_ jooji daawashada musalsalada iyo aflaamta jaceylka ah
    5_ jooji ka hadlida iyo ka sheekeynta sxbka
    6_ hadii ay jidhay asxb idinka dhaxeysay labadiinaba jooji mudo la xiriiridooda wayo wad kuso xasuusan
    7_ hadii ay jidhay hadyad uu ku siiyey oo aad hyso iska tuur
    8_ soo qaado buug iyo qalin kuna qor dhamaan waxkasta oo uu laha oo ceebo ah sida
    • gaabni • dheeran siyaado ah • buurni. • kibir badanyhy

    Waxkasta oo unoqon kara ceeb ama iin ku qor meel kadibn akhri 3 jeer mar walba oo aad soo xasuusato adigo u,akhrinaya si qoto dheer dareen xanaaq ahna isku ridaya
    9_ khalad walba uu hore kaga galay ku qor buug kadibna sido kale akhri markad soo xasuusatoba isla sidi hore
    10_ buug ku qor qorshe aad ku maareynayso waqtigaaga goorta aad seexanayso iyo waqtigad kacayso wax walba aad qabanyso iyo waqtiga aad qabanyso si waqtigagu uu unoqdo mid nidaamsan
    11_ isu diid waqti yar oo firaaqo ah inad hesho oo aad ku fakarto si aadan uxasuusan
    12_ hadii aad joogto meshi aad ku wada noolayden ka fogow melahad ku kulmi jidhen inad marto ama aad tagto si aadan uso xasuusan
    13_ hadii aad kaliga qol seexato qof hakula dago
    14_ habeenki wayso ku seexo , qur'aana shido
    15_ ducayso

    Rajada niyadada kujirta ee aad isledahay mar uun amu kuso noqda kasaar niyadada rajadas hadii kale waliga ma ilaawaysid

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shorts Experiment: Mr. BASKY Compares Mani Maalai to Ring Locking

SS14 Collection of Barbara Casasola showcased at London Fashion Week